Mullaax
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-xyo, m.dh)1. Xuubabka mayraxda kaa ugu jilicsan oo geedka laftiisa adag xiga. 2. Dhuub kasta oo sida mullaaxda u jilicsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mullaax ↴
naastro | cajalad | dulin-gudeed | gayax | jillaw | mayrax | mullaaxi | mullaaxin | mullaaxis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg