Muslin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-imiin, m.dh)

(dii.) Qof diinta Islaamka rumaysan.

Muslin

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi)

(dii.) Diinta Islaamka rumayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muslin

caabid | gaal | gaal | gaalad | kaafir | caalin | caamo | dago | dimmi | ferenji |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg