Muuqaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Muug. 2. Waxa la daawado oo dhan sida filinka, masraxiyadda iwm.

Muuqaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(nax.) Qaab muujinaya habdhaca falka oo la xiriira muddada dheer ama gaaban ee falku dhacayo iyo dhammaadshihiisa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muuqaal

aad | aaddan | ubaxley | kaahin-dulmadow | laabtuurle | raad-guri-cagaar | urduf | abuur | aliil | arag |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg