Abuur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. (m.l.u) Miro loogu tala galay in wax lagu beero. 2. ld abuurid.

Abuur

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dabeecad ama muuqaal loo dhashay; baxaalli. ld abuuris.

Abuur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Wax aan hore u jirin uumis. 2. Wax beerid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abuur

aadami | ubax | yaabi | baabuur | baabuurraac | eebbe | Rabbi | saaqid birlabdanabeed | taariikh | tadhah |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg