Nadi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo/nadi, m.dh)

Jeedal yar oo faraska lagu dhufto si uu u dheereeyo; karbaash.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nadi

daacuun | saafi | xaaq | xaaro | xalliiban | areebo | baaro | banaanadi | banaanadin | banaanadis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg