Saafi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. S. ah: wax nadiif ah oo aan wasaqi ku jirin. Tus. “ Cali wuxuu keenay malab saafi ah”. 2. Saafinnimo. 3. Nooc kalluunka ka mid ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saafi

caadla'aan | saaf | saafid | saafid-tireed | saafinnimo | saafir | saafirid | saafid-kolorimitrieed | tabaashiir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg