Noqod

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dib ugu laabashada wax meeshii ay ka yimaadeen dib ugu laabto. 2. ld noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga noqod

qaansarroobaad | ugu hooseeye | barnoqod | barqanoqod | dhexgal | garabyeel | gudo-noqod-dhan | guryannoqod | haniye | meere |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg