Nukliyootaydh

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yo, m.dh)

(baay.) Iskudhis orgaanik ah oo ka samaysmay raybows asiidha foosfoorik iyo naytroojiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nukliyootaydh

yurasil | adinayn | asiidh-bu'eed | guwaaniin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg