Oog
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Iftiinka ugu horreeya ee tilmaama waaberiga.
Oog
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-go, m.l)1. Subaxnimo. 2. Dab weyn oo sida badan loo shido in la isaga digo colaad. 3. Calaamad cad oo ay lo'da qaarkeed wejiga ku yeelato.
Oog
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)1. Dab weyn shidid. 2. Dacwo, rabsho iwm abaabulid. 3. Salaad waajibaadkeeda si wanaagsan u fulin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oog ↴
laab | maab | saab | og | waabaayo | waabari | xaad | eed | haar | haaruf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg