Qaab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)1. Hannaanka wax leeyahay. 2. Hab. 3. Caano garoor ah. 4. Caano yar oo garoor ah oo caanaha dhayda ah lagu daro si ay durba garoor u noqdaan; salsal; khamiir. hab
Qaab
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)ld qaabi. qaabi
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaab ↴
da'aa | qaaban | qaaban | qaabbil | qaabbil | qaabbilaad | qaabbilid | baabbaca-caleen |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg