Qabiil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh/qabaa'il, m.l)

Dad dhalasho wada sheegta. ld qabiilo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabiil

laandheer | laandheere | nabaddoon | duud | jibsin | marro | qabiili | qabiilo | qabyaalad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg