Qabooji
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Wax, wax qabow ah ka dhigid. 2. Wax xasilin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabooji ↴
babbi | dhidid | firijideer | galax | jalaato | marawaxadi | qaboojin | qaboojisasho | qaboojiso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg