Qadi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld qadow (1).
Qadi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Cid wax u diidid. 2. Cunto siin waayid. Tus. “Naagtii baa carruurta iga qadisay.”
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qadi ↴
oodjiid | aloog | car | cariiq | dibjir | hormarso | martiqadin | martiqadis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg