Aloog
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)1. Rabsho, dagaal iwm abuurid. 2. Wax kor u qadiid, taagid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aloog ↴
taaloog | taaloog | taaloogan | taaloogasho | taaloogid | taaloognaan | taaloognaansho | taaloogo | aloogan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg