Qalaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cida orgiga marka uu riyaha orgeynayo.

Qalaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Orgi qooqan ciyid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalaad

bacaac | banki | beeryaro | dalaabid | dub-soohdin | lid-jidh-dhaliye | lid-jidh-gale | qal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg