Qalan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)

1. Wax la qalay noqosho (nafley). 2. U q.: wax, wax istaahilid.

Qalan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

1. Wax la qalay ahaansho (nafley). 2. U q.: wax, wax istaahila ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalan

biree | dhanqalan | dhanqalan | dhanqalan | goso | gowrac | kiisa | qalanjo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg