Kiisa
Qaabnaxa: mu.lh.l Isrogrogga:(kuwiisa, w) Magacuyaal lahaansho oo lab ah, oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay. Tus. “Buuggaaga qaado kiisana meel u dhig”.
Kiisa
Qaabnaxa: dk.lh.l Isrogrogga: (-kiisa)Dibkabe lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay. Tus. “Aaway qalankiisa?”. ld kiis³, ki, kii².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kiisa ↴
urre | awr | diiq | ki | kii | kiis | kiisad | kiishad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg