Qaylo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dhawaaq dheer oo nafley sameyso. 2. Canaan. 3. Digniin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaylo ↴
caaci | qaaq | qaaqle | uubatee | uubato | waaqlee | yoon | aammusi | baroor | barooro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg