Qof
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-faf, m.l)1. Shakhsi aadami ah. 2. Q.na: ninna, cidna. 3. Q.af: dad.
Qof
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:(nax.) Mid ka mid ah kaqaybgalayaasha warisgaarsiinta: “aniga” waa qofka 1aad oo hadlaya, “adiga” waa qofka 2aad oo ah lala hadlaha, “isaga”/”iyada” waa qofka 3aad oo ah laga hadlaha; saddexdaan qof kala keliga ah mid weliba waa wadaroobaa: 1aad “annaga/innaga”, 2aad “idinka”, 3aad “iyaga”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qof ↴
aabo | aad | aah | i | taa | u | da' | kaa | la | haaco |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg