qoyid
(m.f.dh)eeg qoy.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoyid ↴
dheel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
1. Ciyaarid. 2. Wax qabow habeenkii ku dhacay dartii la qoyid.
fashaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Wax aad u qoyid.
sayax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Wax gabaddano ku qoyid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg