Dheel

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qabowga habeenkii soo dhaca oo wata sayax.

Dheel

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, ml.)

Cayaar. ld dhayl¹ (2).

Dheel

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)

1. Ciyaarid. 2. Wax qabow habeenkii ku dhacay dartii la qoyid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheel

maadeyso | jaamee | jaandheer | maadso | yib | yool | yoolyool | barbarafow | batar | biito |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg