Qulqul
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(fiis.) Summad I. Dhakhsaha uu saldanab ku dhexmaro gudbiye danab. Halbeegga Caalamiga ah (H.C.) ee qulqulka danab waa ambiyeer (A).
Qulqul
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Shubmid ama socod aan kala go'lahayn ee uu hooruhu sameeyo. ld qulqulid.
Qulqul
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ulay, -ushay)1. Hoore si aan kala go'lahayn u shubmid ama u socosho. 2. Dad, xoolo iwm si aan kala go'lahayn u socosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qulqul ↴
caabbin | rabash | rabash | saaqid birlabdanabeed | saaqniin | ambiyeer | ambiyeer-beege | awood-danabeed | badad-birlabeed | biyadhac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg