Qurac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Geed abaareed weyn oo leh qodax, mayrax, xabag wanaagsan iyo abqo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qurac

abqo | aqab | damal | dayo | dimcad | durruje | geydhe | moobah | qansax | qaydar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg