Rab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qarka meesha ugu sarreysa oo aan la fuuli karin.

Rab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Meel; kob.

Rab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Wax niyadda ka jeclaysasho.

Rabis:(say_tay)*

  1. Meel ama wax aad qabo isla hayd dib uga dhac.Id habsan;habsaamid.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rab

aabo | gaabi | ogeysiis | waabis | laablaab | naadi | eebbe | maaggan | maangaro | naawi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg