Rakaad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Xoolo biyo cabbiddooda ka kamiin jabay marka labaad ee ay ku laabtaan. ld rakaadid.
Rakaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Muddo hal seken ah inta hir ee ka gudba bar. 2. Inta walhasho ee walhade sameeyo muddo hal seken ah. 3. Inta goor ee uu ku dhex dhaco waqdhac ama la fisho in uu ku dhex dhaco koox ama qayb huban.
Rakaad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)(fiis.) Summad f. Dhakhsaha celcelinta dhacdo hable. Tirada meertada ama wareegga hir ama walhasho ama gariir ee halkii seken ayaa lagu tibaaxaa heertiis (wareeg halkii seken). eeg Heertis.
Rakaad
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Xoolo biya cabbay mar kale ka dherjin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rakaad ↴
jabaq | raadka dobler | aragtida kuwaantam | arar | arari | araro | badidhace | buuq | durduur | footon |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg