Rar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Culaabta gaadiidka la saaro; xamuul. 2. Hannaanka gaadiid culaab loo saaro. 3. Qaadka ama mugga gaadiid yeelan karo.
Rar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Gaadiid culaab saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rar ↴
gaadaami | gaadaan | haad-kacarar | baadicarar | daabbad | daabul | gaadaansan | gaadaanso | gaadiid | laabqarrar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg