Riig
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gag, m.l)Mishiin culus oo ceelasha dhaadheer lagu qodo si biyo, macdan iwm looga soo saaro.
Riig
Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga:R. ah: hilib dhaylo ah.
riigid*
Qooleyda marka ay iskutag sameynayaan
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
cafaariigsi*
diyaar garow shey
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga riig ↴
betrooliyam | cariigsad | cariigsasho | cariigsi | cariigso | ceel | riigbax | riigbax |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg