Rogo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

1. Wax dhiniciisa sarreeya hoos marsasho. 2. Qof la legday oo laga sarreeyo qofkii legday geddisasho. 3. Ka r.: alaab gaadiid saaran ka degsasho. 4. Ku r.: wax, wax qarin karo ku gambisasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rogo

maalin dayaxeed | oodrogo | qaalaamarrogo | qaalmarrogo | dal | dhidib-dhuleed | dhogorrogo | digarrogo | hito | ilmarrogo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg