Roobsugow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Furuuruc yaryar oo oogada dadka ka soo yaaca waqtiga kulaylaha ah; xaraarad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga roobsugow

firiiric | saruuradow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg