Saadaal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Astaamo iyo calaamado muujinaya wax dhici doona. 2. Malaynta wax dhici doona la maleeyo; odoros. saadaal

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saadaal

saaci | saadaal-cudur | saadaali | saadaalin | tafaaful | tafaaful | cirboor | cirkayeer | ishaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg