Sacab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bbo, m.dh)1. Gacanta dhankeeda hoose iyo faraha. 2. Sacabbada oo laysku dhufto. 3. Cayaar jaan iyo sacab leh oo habeenkii la cayaaro.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sacab ↴
baabbaco | jaamee | jaan | raawi | batar | beerrey | cageyso | calaacal | dhaanto | dhabannaano |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg