Salaysan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Ku s.: wax, wax kale ku tiirsan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga salaysan

aragti | dalag geddis | falsafada xaqiiqaraadiska | habdhis-tiro-labaale | habdhis-tobanle | halbeeg | iskayl heerkul | kaarboohaydrayt | mug-saafid | qabyaalad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg