Saldhig

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

1. Aasaas. 2. Meel ciidan xarun u ah. 3. Rug ciidan ay ku leeyihiin dal aan kooda ahayn. 4. Maamul booliis oo heer degmo ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saldhig

qaacido | raadiye | asaasi | borojekshan-sargo'an | gundhig | hiyiwaale | rh faktar | sees | xarun |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg