Samirsii

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

1. Qof samir gayeysiin. 2. Qof wax uu ku sabro siin ama u sheegid. ld sabarsii.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga samirsii

tacsi | tacsiyee | sabarsii | sabarsiin | sabarsiis | samirsiin | samirsiis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg