Sanqar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, ml.)Jabaqda ka dhalata laba shay oo isku dhacday. ld shanqar¹, sharqan¹, sharqar¹.
Sanqar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Sanqar samayn. ld shanqar², sharqan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sanqar ↴
caroofi | danan | dhuus | kamas | mashiiqso | sanqari | sanqarid | sanqarin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg