Saqaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

ld saanqaaf.

Saqaf

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-fo, m.l)

Qori xalleefsan, ilko leh timaha dhaadheer lagu shanleeyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saqaf

saanqaaf | garsaqaf | mundul | sambuusi | sandal | saqafayn | saqafaysad | saqafaysasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg