Sarac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

1. Mudmudidda geed la rabo in dhacaan laga keeno la mudmudo. 2. Beerfal. 3. Saf.

Sarac

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-rco, m.l)

Laabatada hoose oo gumaarka (bisqanlayda) iyo bowdadu iska galaan. ld sarcan¹.

Sarac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-rcay, -racday; -rci)

1. Wax beerid. 2. Geed qoyan si xabag u dhalo mudmudid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sarac

baasarac | limad | saf | sarar | sarcan | sarcid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg