Sarreen

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Badar iniino yaryar oo bariis u eg leh adduunka oo dhanna laga cuno, marka la shiidana bur noqda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sarreen

bariis | biqle | daqiiq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg