Saxaro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Cuntada dadku cuno inteeda oogadu nacdo oo ka soo baxda futada; xaar.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saxaro ↴
udo | daacuun | kaahin-birlabdanabeed | xaari | caloolbax | cilaaq | cilaaq | dabo | darab | dhud |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg