Sayn

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-mo, m.dh)

Addin roob ah oo aan ballaarayn oo meel ka hoora.

Sayn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Timo bul ah oo xayawaanka qaarkiis dabada fooddeed uga yaal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sayn

waa | jaasayn | waagii mesosooik | aqoon-beereed | aqsayn | bambasayn | barashada foosillada | bilisayn | birlabnimo-duleed | bul |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg