Sayr

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Si xoog leh wax shubma meel tiigaal ah ugu daadin. ld sayri.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sayr

dhibi | dhibidhiso | diid | diiddan | diiddo | farasayr | farasayrid | filiq | foontaano | gacansayr |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg