Seexi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Cid hurdisiin. 2. Dab iwm damin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga seexi

aroori | dam | dargad | dhabaandhaw | dhabaandhaw | dharaar | hurdeysii | isbitaal | jiifi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg