Isbitaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Meesha dadka jirran lagu daaweeyo lana seexiyo. ld cisbitaal, cusbitaal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isbitaal ↴
caafimaad-beeleed | ambalaas | askarmaroodi | beled | bukaanjiif | cisbitaal | cusbataal | magaalo | rug caafimaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg