Dharaar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)

1. Maliin. 2. Qado. 3. Meel aqalka ka mid ah, si gaar ah loo goglay, oo ilmaha dhashay la seexiyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dharaar

maalinsocod | beri | dharaarad | dharaarasho | dharaari | dharaarin | dharaarin | dharaarmaal | dharaarmaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg