Shaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)

1. Go'la huwado oo badanaa laga sameeyo dhogorta idaha, midabbo badanna leh oo laga keeno Kashmiir. 2. Aliindi.

Shaal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Gaadiid badeed mowjad weyn oo xooggan oo ka hor timid ka gudbin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaal

baashaal | baashaal | baashaali | baashaalid | baashaalin | dhigan | hayeeshaale | mushaalli | mushaalliyee | mushaalliyeyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg