Shabaag
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Aaladaha kallunka lagu dabto nooc ka mid ah oo ka samaysan xarko dun ah oo laysku saabcaareeyey oo wada ilo ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shabaag ↴
ballad | daaqi | dawaaqi | ilyar | kaawi | karaab | milgee | milgeyso | milgo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg