Shabeel

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Dugaag ku nool Afrika, Aasiya iyo meelo kale, leh midab cawl ah oo baro baro madow ku dhex jiraan, dhulka dhirtu ku badantahayna jooga oo geedaha fuula; xoolaha iyo ugaartana aad u laaya, dadkana cuna. 2. Libaax badeed qallafsan oo oogada baro ku leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shabeel

orgobbe | waaray | arbe | bahgaatama | dabashabeelis | dargashabeel | durgeyshabeel | haramcad | hurdo diid | muqshabeel |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg