Shahwo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dareere layiig ah oo ka yimaada xubnaha taranta ee laboodka; mani, mino. ld shahwad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shahwo ↴
biyobax | dhuun shahwo goyn | jinaab | jinaabo | mino | seego | shahwad | xawo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg