Sheexo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Wax is haysta meel dhexe oo bannaan. 2. Jid yar oo laga samaysto madaxa bidix ama midig iyadoo timaha laba dhinac loo kala seexinayo. 3. Geeso xoolaad oo bidix iyo midig u kala jiifa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sheexo

aroor | baraar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg