Shidaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)(kiim.) Walax la ogsidheeyo ama haddii kale lagu beddelo marraaq ama injiinka kulka si ay u sii dayso kulama tamar waxtar leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shidaal ↴
haan | kaalin | waal | baansiin | batrool | betrooliyam | kaarboon | kul | nafto | qiime tamar-gubasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg